Home Afsomali VIDEO Magaalada Muqdisho oo Laga Sagootiyay Dhakhaatirtii Usoo Gurtamay Masiibadii qaran ee...

VIDEO Magaalada Muqdisho oo Laga Sagootiyay Dhakhaatirtii Usoo Gurtamay Masiibadii qaran ee Qaraxii Zoobe

Munaasibadaan lagu sagootinayey xubno iskuugu jiray dhaqaatiir iyo kooxaha gurmadka cafimaadka deg deg ah ee dalka walaaha aanu nahay ee reer jabuuti  ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho

waxaana soo agaasimay ururka haweenka qaranka somaliyeed oo ay hormuud u aheyd gudoomiye BAtuulo shaikh axamed gabale ayaa waxaa abaalmarino kala duwan lagu gudoonsiiyey kooxihii dalka u yimid masuubadii qaran ee zoobe ka dhacday bishaan 14 keedii

gudoomiyaha ururka haweenka qaranka soomaaliyeed Maama batuulo sheikh Axmed gabale ayaa faahfaahisay ujeedka kulanka iyo qorsha ay u soo agaasimeen

Dr Xusen Axmed Gadiid oo hogaaminayey kooxdaan mutadawiciinta ah ayaa sheegay howlihii ay u qabteen dhawacyadii iyo ujeedka socdaalkooda wuxuuna u mahadceliyey dhamaan shacabka iyo masuuliyiintadalka

samafayaasha ayaa ka koobnaa 25 xubnood oo isugu jira dhaqaatiir caafimaad kalkaaliyayaal caafimaad iyo iyo xubno kale oo uu soo diray madaxweyne Ismaaciil cumar geel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.