Raiisal wasaare Ku xigeenka X.F.S Mahadi Maxamed Guuleyd Khadar ayaa soo bandhigay wax qabadka dowlada intii ay talada dalka heysay waxyaabihii u qabsoomay oo uu sheegay in ay ku timid wada jirka shacabka iyo dowlada ka dhaxeeya
Sidoo kale ku xigeenka raiisal wasaaraha ayaa ka hadlay qaabka ay u dhacayaa dorashooyinka iyo Mashaariicida horumarineyd dowlada horyaala
Ugu danbeyntii ayaa ugu baaqay Waxa uu ugu yeeray siyaasiyiinta Careysan in ay arkaan horomarka baaxada leh ee ay ku talaabsatay dowlada Somaliya