Home Afsomali VIDEO Muqdisho oo ku sigatay in ay marto wadadii baladweyne soona bandhigtay...

VIDEO Muqdisho oo ku sigatay in ay marto wadadii baladweyne soona bandhigtay sida ay uga dayacan tahay dib u dhiska iyo dayactirka ( DAAWO SAWIRADA ) 

 

Qoysaas ay guryihii ay dagamaayeen ku dumeen dad ay koronto ku dishay

Magaalada Muqdisho waxaa xalay ilaa saakay ka da’aya roob xoogan oo lagu diirsaday sidoo kale saameyn badan ku yeeshay dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho qaarkood.

Roobka xalay ilaa saakay ka da’aya magaalada Muqdisho ayaa sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kadib markii ay soo dumeen guryo kuyaala xaafado katirsan Muqdisho.

Sida aan wararka ku heleyno roobka ayaa khasaaro xoogan gaarsiiyay dad barakacayaal ah oo Muqdisho ku noolaa, waxaana biyaha roobka qaadeen qaar kamid ah buushashkii ay degnaayeen dadka barakacayaasha.

Qaar ka mid ah Degmlooyinka gobolka Banaadir ayuu saameyn xoogan ku yeeshay roobka ka da’aya Muqdisho, waxaana go’ay qaar kamid ah Jidadka iyo laamiyada dhax mara magaalada

Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.