Home Afsomali VIDEO Musharax Madaxweyne Ganacsade Bashiir raage Shiiraar ayaa xildhibaanada labada aqal ugu...

VIDEO Musharax Madaxweyne Ganacsade Bashiir raage Shiiraar ayaa xildhibaanada labada aqal ugu baaqay in ay codkooda siiyaan

Ganacsade Bashiir raage Shiiraar oo ah Musharax u taagan xilka madaxweynenimo ee dalka ayaa kulan la qaatay waxgarad siyaasiyiin aqonyahano odoyaal dhalinyaro haween iyo mart sharaf kale oo munaasibada lagu casuumay

Shirjaraaid oo u qabtay saxaafada Ujeedkiisuna  ahaa In uu ku soo bandhigo hamiga iyo  qorshihiisa siyaasadeed ee dalka ayuu shaaxaad dheer kaga bixiyey waxa u dalka u qaban doono hadii uu ku guuleysto in uu noqdo madaxweyn dalka

Musharax Madaxweyne Ganacsade  bashiir raage ayaa si gaar ah uga codsaday xildhibaanada labada aqal in ay codkooda siiyaan si uu Madaxweyne u Noqdo.

https://youtu.be/N5I81-k_a18

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?sort=dd&shelf_id=0&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.