Home Afsomali VIDEO Qaar ka mid ah naafada baratay cilmiga iyo Farsamada Oo ka...

VIDEO Qaar ka mid ah naafada baratay cilmiga iyo Farsamada Oo ka Cabanaya in Lagu Takooro Qaabka shaqo qorista albaabadana laga wada xirtay

Enj Cali Bishaar Xuseen oo ka tirsan naafada ku nool gobolka Banaadir islamarkaana in ka badan tobon sanadood soo waday barashada qeybaha kala duwan ee cilmiga cumputarada ayaa sheegay in uu quus iyo shalayto ka joogto waqti badana ay kaga lumeen waxbarashdiisa .

Cali Bishaar oo Tvga eryaal u waramayey ayaa xusay in uu naafanimadiisa xafiisyada dowlada iyo kuwa shirkadaha sida gaar ka loo leeyahay looga soo xirtay Albaabada

Enjineerka ayaa ugu danbeen soo Afjarey hamigii uu ka qabay in uu ku shaqeysto Xirfadihii uu soo bartay wuxuuna haatan u digo rogtay uuna ka door biday in uu xaafada uu dagan yahay ka furto dukaan uu ka raadsado Nolo maalmeydkiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.