Home Afsomali VIDEO Qoyasas eheladii ay ku geeriyoodeen Masiibadii Qaraxii Zoobe oo dibada laga...

VIDEO Qoyasas eheladii ay ku geeriyoodeen Masiibadii Qaraxii Zoobe oo dibada laga soo Caawiye

xili ay waxyeelo badan ka soo gaartay qaraxyadii Muqdisho ka dhacay dad aad u badan ayaa hadane ay u sii kala jilicsan yihiin waxaana jiran caruuro badan oo ku waayey waalidiintoodii ku howlanaa koriimada iyo waxbarida ubadkooda .

bulsho weynta soomaaliyeed oo jawaabeysa baaqyada masuuliyinta dowlada u jeediyeen ayaa somali ku kala Nool dalalka caalmka qaarkood waxay kaalmo lacageed u direen ehelada dadkii ku dhintay qaraxyadaas

hadaba  Axmed Shikh Cali oo ka mikd ah dadka la la soo xariiray ayaa sheegay in gabdho ku nool dalka Swedan ay u soo wakiisheen qadar lacageed oo gaareysa $2000  in uu y geeyo

qaar ka  mid ah qoysaska waana kan isaga oo noo faahfaahinaya wuxuu yiri

Faadumo Cali Buube oo heysata 5 aruura oo aabahood qaraxa uu ku dhintay isaga oo mooto bajaajkiisa afgooye looga soo kireystay xili uu marayey Isgoyska Zoobe ayaa u mahadcelisay gabdhaha reer swedan ee deeqda lacageed u soo dire

Xaaji cumar ayaa iskuugu daray gabdhaha duco iyo mahadcelin waxaana wajigiisa laga dhaahanayey murugada iyo uur ku taalada uu ku reebay qaraxii ay ku geeriyoodeen labadiisa ilmood wuxuuna ku dhartay in uusan mar danbe u laaban doonin dukaan  uu halaa ku lahaa

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.