Home Afsomali VIDEO Raiisal Wasaare Kheyre iyo Kulanka Tubta siyaasadda

VIDEO Raiisal Wasaare Kheyre iyo Kulanka Tubta siyaasadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa shir gudoomiyay kulanka Tubta siyaasadda loo dhanyahay oo looga hadlayay dabagalka iyo dhaqan gelinta qodobadii kasoo baxay shirkii amniga Qaranka ee Baydhabo, u diyaar garowga shirka dhawaan ka dhacaya Brussels ee Somali partnership Forum  iyo shir lagu qabanayo Muqdisho.

Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Cabdullaahi Xaamud Maxamed ayaa ka war bixiyay kulanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.