Home Afsomali VIDEO Sareeye Gaas Bashiir Cabdi Maxamed Bashir America Gacan ku...

VIDEO Sareeye Gaas Bashiir Cabdi Maxamed Bashir America Gacan ku dhiigle aan la soo qaban majiro sharciga ayaana dhamaantooda la horgeynayaa

https://youtu.be/jxR_BKixyUk

Taliyaha Ciidanka boliceka Somaliyeed oo saxaafada Shir jaraid ugu qabtay  Xafiiskiisa ayaa ka warbixiyey  shaqsiyaad loo soo qabqabtay dilal ka dhacay magaalada Muqdisho .

Shirka jaradi oo ka dhacay xarunta cumaando Bolisiya   ayaa waxaa ka soo qeybgalay saraakiisha laamaha kala duwan ee Amaanka

Sareeye Gaas  Bashiir Cabdi Maxamed Bashir America ayaa shaaciyey magacyada iyo dilalka loo soo qabtay Qabtay wuxuuna xusay in uusan jirin dil dhacay oo aan la soo qaban shaqsiyadkii geystay

taliyaha ciidamada booliska Sareeye Gaas  Bashiir Americo   ayaa shacbiga soomaaliyeed ku  booriyey  in ay u midoobaan ka hortaga kuwa dhibaateeya bulshada ayna ku garasiyaan ciidanka sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa cidkasta oo faldanbiyeed geysata si sharcga loo horgeeyo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.