Sheikh Xasaana Xuseen Adan ayaa fadwooday in la laayo madaxda Maamul goboleyda ee ka soo horjeeda Madaxweynaha Somalia Farfmaajo waxaana fadwada uu ka soo saaray la macaamilka maamul goboleyda ayuu ku darey maamulka Somaliland oo ku andacoota in ay ka madax banaan tahay somal inteeda kale
Sheikh Xasaara ayaa sheegay in ay banaan tahay la dagaalanka madaxda maamul goboleydyada wuxuuna si cad u yiri qofkii sheegtay ehel laan hala dilo somalida cidii kala qeybineysa in la dilaa waa jiyee ayuu hadalkiisa sii raaciyey
Dhanka kale sheikh Xamsa Xabiibn Xuseen ayaa ka soo horjeestay fadwadaa wuxuuna is weydiiyey hadii la heli wayo mid nimo in ay banaan tahay in la kala tago si loo kala badbaado
Wuxuuna ku tilmaamay fikir aad u liita in la laayo qolo fidno intaa la eg ayaa ka dhalankarta
“inta badan figradaha nocaas ah waxay ka so baxaan takfiirka iyo qolooyinka qarbudaada ku imtixaana “