Home Afsomali VIDEO Shiinaha oo soo saaray tareen maraya hawada sare oo Qaada 510...

VIDEO Shiinaha oo soo saaray tareen maraya hawada sare oo Qaada 510 Rakaab ah

Dowlada China ayaa tijaabisay tareenkii ugu horeeyay ee hawada maraya oo xawaarihiisu aad udheereeyo.Tareenkan oo qaadaya dad dhan 510 qof ayaa ku soconaya xawaare aad udheereeya.Hoos ka daawo muuqaalkan

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.