Shirkaan Oo Socdo Mudo sadax maalmod ah ,Ayaa Xiritaankisii Waxaa La Soo Qeybgalay Gudoomiyaha Barlamaanka Ahna Ku Simaha Madaxweynaha gudoomiyaha Maxkadamada Sare gudoomiyaha Gudiga La Sosocdoka Dib U Eegista Dastuurka Gudoomiyeyaasha Sharci Dajinta Ergaga Garka Ah Ah Ee Jimciyada Qaruumaha Ka Dhaxeyso Avuukaate Maxamed cabdalla Xildhibaanada Labada Aqal Ee Dowlada Wasiiro Iyo Wax Garad Kale Oo Munasibada Lagu Casuumay
intii uu socdauy shirkaan ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii looga bixi lahaa dastuurka KMG ah dalku u noqon mid leh dastuur dadka lagu kala hago
qaar ka mid ah musuuliyiintii madasha ka hadashey ayaa qeexay in dastuurku uu yahay mid kaliye uuna gacanta ugu jiro gudoomiayah Baarlamaanka waxaana ka mid ahaa hadaladoodii
Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sh Cabdiraxnaa ayaa shirka ku so xiray ereyadaan