Home Afsomali VIDEO Soomaaliya oo meelaha qaar 50KM looga lugeeyo si dadka iyo duunyadu...

VIDEO Soomaaliya oo meelaha qaar 50KM looga lugeeyo si dadka iyo duunyadu u cabaan biyo Nadiif ah

Imisa ayaa u lugeysaa si aad u hesho biyo Nadiif ah dalkeena Soomaaliya  waxaa jira In ka badan 2.4 milyan oo carruur ah oo ku nool kuwaas oo  si ba’an ugu baahan biyo-nadiif ah oo ay cabaan. Noloshooda ayaana ku tiirsan. Biyaha waa xuquuq ee ma ahan mudnaan waayo ilaah baa yiri shaykasta biyaha ayaan nolol uga dhigay sida nafley geedo bari biyood iyo naasley .

Muuqaal soconaya 1 daqiiqo iyo 57 ilbiriqsi oo ay diyaarisay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Carruurta ee UNICEF, ayaa waxaa lagu sharxay dhibaatadda carruurta iyo dadka Somaaliyeed ka heysata helida biyo nadiif ah oo ay cabaan.

tan iyo wixii ka danbeeyey burburkii dhowladii dhexe ee soomaaliya oo aan gacmaheena ku burburinay lama qiyaasi karo dhibaatooyinka shacabka soomaaliyeed dowlad la.aan darteed la soo gudboonaaday oo ay ugu horeyso baad iyo biyo la.aan

waxaana ogsoon nahay in aanay jirin weli dowlada xilkaas gudata tan iyo waagaas

Halka ka Daawo Muuqaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.