Home Afsomali VIDEO Taliska ciidanka asluubta somaliyeed oo hakad galiyey qabashada gabdhaha agoomaha ee...

VIDEO Taliska ciidanka asluubta somaliyeed oo hakad galiyey qabashada gabdhaha agoomaha ee u baahan waxbarashada iyo gacan qabashadooda

Taliska ciidanka asluubta somaliyeed oo hakad galiyey qabashada gabdhaha agoomaha ee u baahan waxbarashada iyo gacan qabashadooda

Warar si hoose ay u heshay somalisan ayaa sheegaya in la hakiyey qabashada iyo xareynta gabdhaha agoomaha ah waxaana warku intaa ku darayaa xiligaan talisku u heynin wax qarasha ah isla makrnaana aan lagu darin qorshihii sanadkaan

Goobihii iyo iyo heyadihii ay ku xareysnaayeen isla markaana l;agu xanaaneyn jirey kooxo wiil ah ayaa waxaa kafaalada qaaday inta badan noloshooda taliska ciidanka asluubta  balse ay si gooni ah wiilashada xooga loo Saaray

xaruntii agoonta ee degaanka lafoole ayaan si rasmi ah u furneyn taasina waxaa ay keentay in ay dayacmaan gabdho badan oo aan qaangeer aheyn una baahnaa in lagu xareeyo goobo ay wax ka wartaan oo lacag la,aan ah

Magaalada Muqdisho iyo magaalooyin kale ayaa waxaa sii kordhaya caruuta aan gaar ka aheyn ee dagaalada iyo is dilka ku waayaya waalidiintood kuwaa oo qaarkood wax hanti ah looga tagin

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.