Halkan muqaal ahaan idin muuqata waa wabiga shabelle qeybta uu kamara dagmada jawhar gobolka shabelleada dhexe ee dowlad gobaleedka hirshabelle muuqaal ahaan sida idiin muuqata waa dhul caadi oo ay dadku marin unoqday waxayna noqtay goob lagu ciyaara ciyahara kaladuwan ee isbortsa ayado dheera u ah indadka qaarkii ay usoo sawir tagan
Dadka qaar ee muqalkan dheehanaya waxa laga yaaba in sicaada ay urkaan
Lkin marxalada wabigan uu maraya waxay uur kutaalo kutahay dad nolashooda kutiirsantahay waana caqabada kowaad ee malinlaha ay wajahayaan dad yowga reer jowhar ayada oo kala simanyihiin dadka nolashooda ay kutiirsantahay waxsosarka beera iyo xoola somalia
Biya la aantaaas waxay sameen togan iyo mid wanba kuyeelatay dad iyo duunyo
Qaar kamid ah shacabka waxkasoo saarta beeraha ee kusugan magalada jawhar ayaan kala sheekeysanay dhibaatada kadhalatay biya la aanta wabiga cooooood
Qaar kamid ah xildhibaanada hirshabelle waxay kahadleen masiibada kadhalan karta biya la aanta waqtigan tagan
Gudoomiyaha gobolka shabellada dhexe axmed mayre makaran waxa uu shegay in macluul ay kadhalankarto biya la aant
Gudoomiya barlamanka hirshabelle sheeq cismaan bare maxamed waxa uu shegay inaan laxakameyn karenan arinta biya la aanta sababkasta oo wawiga uguray iney cadeyso dowlada federalka
Madaxweyna dowlad goboleedka hirshabelle dr maxamed cabdi waare waxa uu carabka ku adkeeyay in dowlad goboleedka aanu awoodi kareynin waxkaqabashada biya laa anta baahsan ee katagan mamulka uu hogaamiyo cood
Somalia inta udhaxeeso 5sano ilaa tobansana waa kuwa wajaha abaara ba an
Mana jiraan kahortagyo lagaga xendaabanaya abarahaas