Xili maalmihii ugu danbeeyey ay isa soo tarayeen musharaxiinta u taagan xilkii uu baneeyey afhayeenkii barlamaanka Maxamed sheikh cusmaan jawaari
ayaa hadana waxaa xilkaa isu soo sharaxay ku dhawaad 10 musharax kuwaas oo gabai ahaanba ka wada tirsan xildhibaanada baarlamaanka waxayna wada doonayaan in ay mar uu noqdaan guduunka baarlamanaka
Xildhibaan Maxamuud Macalin yexye oo ka tirsan xildhibaanada golaha baarlamaanka ayaa shir jaraid oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay in uu yahay Mushrax u tartamayo qabashada xilka Gudoonka Baarlamaanka somaliya