Home Afsomali VIDEO Xildhibaanada iyo Wasiirada mooshinka ka wada Jawaari oo mar kale dalbaday...

VIDEO Xildhibaanada iyo Wasiirada mooshinka ka wada Jawaari oo mar kale dalbaday in uu is casilo

xildhunadan barlamanka somalia kuwooda wada mooshinka kadhanka ah gudoomiyaha barlamanka maxamed sheeq cismaan
ayaa kadalbaday in afhayeenku iacasila ayagoo oo ay ku eedeyeyn inaanu gudan wajibaadka shaqo ee loo igmaday

waa kuwan qaar kamid xildhibanada oo kahadllay kulan aymaanta muqdisho kuyesheen
maxamed sheeq cisman jawari ayaa dalbada

kolsiihoresay in mashinka lahorkeeno
baarlamanka siloogu qaado codka kalsoonida

waxaana maalmihii udanbeeyay magalada muqdisho hareeyay isqabqabsiga hareeyay barlamanka somalai
beesha calamkana waxay sheegtay in aykawalacsantahy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.