https://youtu.be/S3bncDWodT8
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo Saxaafada shir Jaraid ku qabtay ayaa sheegay in wareegto ka soo baxday xafiiska raiisal wasaare xasan Cali Kheyre loogu magacaabay Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Dowlada Somaliya Maxamd Mursal Sheikh cabdiraxmaan oo horey u ahaa safiirka dalka somaliya u fadhiyey dalka turkiga
Sidoo kalna Raiisal wasaaruhuu wuxuu xilkii uu hayey ka xayuubiyey wasiirkii owqaafta iyo arimaha diinta Dr Cabdulaahi IImaan Cali iyada oo xilkaa si KMG ah u heyn doono wasiirk ku xigeenka wasaaradaasi Cabadi xakiin Xasan Ashkir