Meydka Nin Magaciisa lagu sheegay shariif Cabdulle Guuled oo laga soo dhexsaaray Baqaar uu waardiye ka ahaa waxaana ku yaalay dhaaqacyo torey meelo badan oo halbowlayaal ah looga qalay .
Meydka ninkaan ayaa caawa laga soo dhexsaaray Baqaarkii uu ilaalada ka ahaaa .
Baqaarkaan ayaa waxaa uu ku yaal isgoyska dagmada xamar jajab agagaarka dekada weyn ee magaalada Muqdisho,waxaana uu yahay mid lagu keydiyo sisinta dalka dibadiisa loo iib geeyo
Ninkaas oo la waaayey Mudo ayaa baaritaan socday mudo kooban waxaa lagu arkay baqaaarka dhiigiisii oo dibada u soo baxay .
Gobta mashaqadaani ka dhacday oo ah meel ciidamo badan ilaalo ka yihiin lamina oga sida ay ugu suurta gashay in falkaani ka dhaco.
Goobjoogayaal aan xiriir qadka taleephonka ah aan la sameeyey ayaa ii sheegay in ay goobta soo gaareen qeybaha kala duwan ee ciidamada danbi barista nabadsugida iyo bolice-ka waxaana ay horey u kaxeysteen laba qof oo looga shakiyey dhacdadaan .
Ma aha markii ugu horeysay ee sidaan oo kale qof loo heshiiyey qof lagu dhexdilo waxaana dhacdo hore ka daawan kartaan halkaan.
https://youtu.be/N5I81-k_a18
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?sort=dd&shelf_id=0&view=0