Home Afsomali War deg -deg ah: Madaweynaha maamulka K/galbeed ayaa xilkii kaqaaday Gud.G/Sh/hoose C/qadir...

War deg -deg ah: Madaweynaha maamulka K/galbeed ayaa xilkii kaqaaday Gud.G/Sh/hoose C/qadir Siidii.

War deg -deg ah: Madaweynaha maamulka K/galbeed ayaa xilkii kaqaaday Gud.G/Sh/hoose C/qadir Siidii.
Iyadoo xilkaas loo magacaabay Maxamed C/raxiin Nuur.

Sidoo kle Madaxweyne C/Casiis Lafta gareen wuxuu magacaabay Gud. Kuxig. G/Sh/hoose ee dhinaca Amniniga Axmad Cumar Maxamed.

Wixii soo kordha nagala socda halkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.