Madaxweynihii hore ee maamul goboleydka Puntland Cabdiraxmaan faroole oo is casilay oo goordhaweyd ku dhawaaqay in uu ka tanaasulay hankiisii ahaa in uu u tartamo xilka madaxweynenimo ee dalka.
Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed
Maxamuud Farole ayaa magaalada Muqdisho ee xarunta gobolka Banaadir kaga
dhawaaqay inuu ka tanasuay xilka Madaxweynaha Soomaaliya.
Farole oo Warbaahinta si kooban ula hadlay ayaa sheegin sababta uu u tanaasulay,
waxaase uu ugu baaqay Musharixiinta tirada badan inay yareeyaan culyska oo ay
tanaasulaan.
Sanator Farole ayaa ka mid ah Musharixiinta doonaya in isbadal dhab ah uu ka
dhaco dalka, waxaana tanaasulkiisa ka dambeeyay isaga oo aan doonayn inay
baahaan codadka,
somalisan.com ayaa fahansan in Musharixiin kale ay saacadaha soo socda ku
dhawaaqi doonaan inay ka tanaasuleen tartanka Madaxweynaha Soomaaliya.
waxaa jira sida in badan ay aamin san yihiin musharaxiin badan oo aan dantoodu aheyn in iyaga la doorto balse dano kale u shubay lacagta kuwaas oo bulshada horteeda iman doono sida Dr faroole oo kale.
https://youtu.be/paZuFMTwuLc
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0