Home Afsomali War deg deg ah oo hada soo dhacay ayaa sheegaya in Amb....

War deg deg ah oo hada soo dhacay ayaa sheegaya in Amb. Francisco Madeira uu yahay shaqsi aan dalkaan looga baahneyn uuna yahay persona non grata shaqsi aan wax qiimo ah laheyn

Xukuumadda Soomaaliya ayaa dalka ka eriday Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Amb. Francisco Madeira oo lagu eedeyay inuu ku lug yeeshay arrimo ka baxsan shaqadiisa.

Waxaa la faray Mr Madeira inuu dalka uga baxo 48 saacadood gudahood, sidoo kalena waxaa Midowga Afrika laga dalbaday inay u yeeraan Mr Madiera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.