Home Afsomali WAR SAXAAFADEED MOGADISHU,  Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay ka xun tahay shaqaaqooyinka...

WAR SAXAAFADEED MOGADISHU,  Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay ka xun tahay shaqaaqooyinka ka socda magaalada Laas Caanood ee Gobolka Sool.

WAR SAXAAFADEED MOGADISHU,  Dowladda Federaalka ee
Soomaaliya waxay ka xun tahay shaqaaqooyinka ka socda
magaalada Laas Caanood ee Gobolka Sool.

[contact-form][contact-field label=”Name” type=”name” required=”true” /][contact-field label=”Email” type=”email” required=”true” /][contact-field label=”Website” type=”url” /][contact-field label=”Message” type=”textarea” /][/contact-form]

DFS waxay ku baaqeysaa in si nabad ah loo maareeyo
shaqaaqooyinkaasi, iyadoo loo turayo shacabka
degaankaasina laga dhowrsado in dhiig dambe halkaasi ku
daato.
Waxay sidoo kale Dowladda Federaalka ee Soomaaliya tacsi u
direysaa qoysaska iyo eheladii dadkii naftooda ku waayey
shaqaaqooyinkaas, iyo inuu Ilaahay degdeg caafimaad u siiyo
kuwii ku dhaawacmey.
-Dhammad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.