Home Afsomali Wararkii Ugu Danbeeyay Dad Ku Dhintay Dibadbaxyo Looga Soo Horjeeday Ciidamada UN-Ka

Wararkii Ugu Danbeeyay Dad Ku Dhintay Dibadbaxyo Looga Soo Horjeeday Ciidamada UN-Ka

 

Booliiska ayaa kala eryay dad badan oo isugu soo baxay magaalada Butembo halkaas oo lagu waday in lagu aaso qaar ka mid ah 20 qof oo lagu dilay dibadbaxyada dhowrka maalmood ka socday halkaas.

Ugu yaraan afar magaalo oo ku yaal bariga Congo, dibad baxayaasha ayaa bartilmaameedsaday xarumaha Qaramada Midoobay ka dib markii ay ku eedeeyeen ciidamada caalamiga ah inay ka gaabiyeen inay dadka rayidka ah ka ilaaliyaan weerarrada kooxaha hubaysan.

Booliska ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa ku kala eryay dadka isugu soo baxay magaalada Butembo iyadoo naxashyada dadka dhintay ay kusoo bandhigeen waddooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.