https://twitter.com/i/status/1270102365035794435
Madaxweynaha jamhuuriyadda djibouti wuxuu dadaal badan usoo galay dowladnimada somalia waxa uuna waqti badan ku bixiyay hananka dowladnimo ee maanta ka jira somalia.
Djibouti waxay somali oo dhan ugu hiilisay wax walba oo wanaag ah iyo in somaliya ay markale cagaheeda isku taagto
Warbahintau waa kuwa wax dhisa waxna burburiya ee wanaagii djibouti waxyeelo ha.ugu badalina oo hadaadan u hiilineynin qalinkaaga ha ku duminin istiinka iyo ileyska aan dugaashano.
Warbahinta somaliyeeday waxa ka socda djibouti waa arin ay gadaal ka riixayaan kooxo gumaystihii djibouti u adeega si ay dadka u kiciyaal pilptkii djibouti ee xabsiga loo taxabay waa muwaadin djibouti ah waxa uuna dambi ka galay dalkiisa
Waxa uuna mudan donaa cadalada waxa ay ka siiso dambiga uu galay.
Waxaa marag madoonto in mudadii madaxweyne gelle xukunka dalkasi hayay uu gaarsiiyay horumar taabagal nolsha shacabka djibouti waxay mareysaa halkii ugu wanagsaneyn djibouti hanoolaato abaal ayaan u haynaa madaxweyne gelle iyo shacabkiisa