1. Dooli ama jiir ma dili kartid ilaa aad fasax ka hesho dowlada (dalka hindiya)
2.internet ma isticmaali kartid ilaa wasaarada arimaha gudaha ku fasaxdo (kuriyada waqooyi)
3.TV ama talafishin ma daawan kartid wixi ka danbeya 6:00Am (dalka Cameroon)
4. Waxaad guursan kartaa Xayawaan kasta bishardi waa inuu ahaada Dhadig(Dowlada mangooliya)
5. Gabadha iney taleefanka Ninkeeda baarbaarta waa danbi ciqaab weyn lagu muteysan karo (Dalka Muritaaniya)
6. Wax lacag ah ma bixineysid ilaa aad dharagto hadii aadan dhargin waad iska bixi kartaa (Maqaayadaha Dalka Denmark)
7. Lama ogolo in aad wax cabto biyo xitaa hadii aad gaari wado(Greege)
8. Xaaskaaga waxey badali kartaa Magacaaga adigana ma diidi kartid ( Holland)
9.Xaaskaaga waxey maxkamada ka codsaneysa in loo ogolaado iney ogaan karto in ninkeeda meel alaale meshu talaabo dhigo lala socodsiiyo isago lagu xirayo qalab yar oo shegaya mesha uu joogo(South Africa)
qodobadaan midkee aad aad ula yaabtay.
aniga- qodobka 8aad ayaa i cajibiyay.