Home Afsomali WARDEGDEG AH: Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash

WARDEGDEG AH: Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash

WARDEGDEG AH: Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash ” Madaxweynuhu wuxuu caadeystay keligii talisnimo iyo inuu awooda dowladda isku koobo kana dheeraado talooyinka dadka wax galka ah, taas oo natiijadeedu markasta kusoo dhammaato fashil.

Hadaba waxaan wax-garadka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada reer Puntland u cadaynayaa in hadii uu qaado talaabo aan heshiis lagu ahayn taas oo taabanaysa Arrimaha Masiiriga ah uu qaadi doono cawaaqib xumada ay dhasho.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.