Home Afsomali Wareegto Xilka Qaadis iyo Magacaabis ah

Wareegto Xilka Qaadis iyo Magacaabis ah

War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska  Wasiirka Arrimaha Gudaha ee  maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa  waxaa xilka  looga qaaday gudoomiye ku xigeenkii Arrimaha Bulshadda Gobolka Hiiraan Sheekh Cusmaan Xuseen Cali iyo Xoghayihii degmada Beledweyne.

Wasiirka arimaha Gudaha ayaa waxaa uu Gudoomiye ku xigeenka arimaha Bulshada ee Gobalka Hiiraan uu magacaabay Cabdi Qaadir Maxamed Arwaax iyo xoghayihii Degmada Beledweyne waxaa loo magacaabay  Cabdi risaaq Cali Weerar.

Halkan ka Akhriso Wareegtada.

Previous articleMinnesota Writer Launches ‘First Of Its Kind’ Magazine Packed With Somali Stories And Art 19
Next articleXildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo gaarigiisii la qarxiyey xili uu ka maqnaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.