Home Afsomali WARGELIN: Shirka 7aad ee Golaha Dhexe KULMIYE

WARGELIN: Shirka 7aad ee Golaha Dhexe KULMIYE

Hoggaanka xisbiga KULMIYE ee Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu farriin wargelin ah u dirayaa guud ahaan xubnaha Golaha Dhexe ee cusub ee ka soo baxay shirweynihii 4aad ee xisbiga KULMIYE ee dhawaan ka qabsoomay magaalada Hargeysa.
Wargelintan oo la xidhiidha qabashada shirka 7aad ee Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE iyo hawlaha u diyaargarowgiisa, waxa lagu faahfaahiyey qoraalkan hoos ku lifaaqan oo uu soo saaray Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee xisbiga KULMIYE Md. Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.