Home Afsomali wargelinayaan Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo guud ahaan Caalamka ...

wargelinayaan Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo guud ahaan Caalamka Xukuumadda Soomaaliland wax shaqo ah kuma laha qolyaha ku shaqeysanaya magaca somaliland

Xukuumadda Soomaaliland ayaa sheegtay in wax shaqo ah ku laheyn howlaha doorashooyinka ee doadda Federaalka ah ee Soomaaliya, kuwaas oo ka socda Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland ayaa waxaa lagu sheefay in ay ku wargelinayaan Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo guud ahaan Caalamka in Somaliland tahay dowlad madax bannaan oo aan wax Shaqo ah ku laheyn howlaha Maamulka doorashooyinka Somaliland.

Sidoo kale Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland ayaa sheegtay in ay uga digeeyso Maamulka iyo Siyaasiyiinta Soomaaliya sheegashada ay ku marin habaabinayaan caalamka sida hadalka loo dhigay.

Warkaan kasoo yeeray Somaliland oo aaminsan inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale ayaa kusoo aadayaa xilli shalay la soo saarayiiska Musharixiinta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi Somaliland.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.