Home Afsomali Wariye Abdiaziz Osman Ahmed Oo Gudomiyaha Gobolka Shabelada Hoose Xil u magacaabay

Wariye Abdiaziz Osman Ahmed Oo Gudomiyaha Gobolka Shabelada Hoose Xil u magacaabay

Saxafi Hore  Abdiaziz Osman Ahmed oo loo magacabay Gadoomiyaha Deegaanka Tawkal ee hoostaga Shabeelada Hoose,  ee Dawlada Goboleedka Konfurgalbeed Somalia waxana sido kale lala magacaabay masauuliyiin kale .

Abdicasiis oo ah.Dhalinyarada Waxbaratay kana soo shaqeeyey television maxaliga ah Ee Dalka ayaa ka mid noqonaya Tira wariyaal oo waaydan dambe u xuub siibtay Danka siyaasada.

Lifaaqa magacaabista Hoos ka fiiri

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.