Wariye Farxiye Mire oo ka tirsan warbaahinta dawladda ayaa goordhow lagu dhaawacay magaalada muqdisho,BREAKING: Unknown gunmen armed with-pistols shot and injured a female journalist working for #Somali National TV
Warka ugu horeeye we ka soo baxay dhaawaca farxiyo ayaa sheegayo in ay Ku dhaceen laba xabadood midna caloosha mid na lugta
Farxiyo ayaa markii la dhaawacayey Ku sugneyd isgoyska dabka
Ninkaa na danbeeyey falka isku dayga dil ee farxiyo mire ayaa ciidanka dowladu waxaa ay Ku guuleysteen in ay gacanta Ku dhigaan