Wasaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay qaraxii is-miidaaminta ee galabta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Qoraalkan ayaa waxaa lagu sheegay in qaraxaas lala beegsaday dad shacab ah oo aan waxba galabsan, islamarkaana ku nasanayey maqaayadda lagu magacaabo Blue Sky.
Halkan hoose ka aqriso:-