Wasiir Mohamed A. Hayir Maareeye iyo Soomaali Cagaaran Wasiir maareeye mid loo dhigo la waa. waxaan beeraynaa ilaa 200.000
Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Mudane. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Ayaa Wasaradda Ku Qaabilay Xildhibanada Xisbiga New Green Part.
Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Ayaa Balanqaday in Qofkastaa Ku Nasandoono Canbaha iyo Midhaha ka Baxa Wasaaradda Beerahaha
Maanta waxay Soomaaliya u tahay maalin weyn mar hadii Xildhibaanadii New Green Party bilaabeen in ay xaqiijiyaan aragtidii Madaxweynaha Jamhuuriyada Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ee ahayd in Dawladda Dan Qaran qorshaheedu yahay SOOMAALI CAGAARAN.
Xildhibaanadda New Green Party oo badankooda lagu yaqaan in ay yihiin dad wadaniyiin ah, waxay maanta balan qaadeen in ay beero cagaaran iyo malaayiin geed ka beeri doonaan Soomaaliya mudo ah sanooyin kooban Inshaa Allah, Guul iyo Gobanimo – Nagu dayo walaal