Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada Somalia Marwo Fardowsa Osman Cigaal ayaa lagu sheegay inaan wax Guri ah laga dhisi karin, si ku meel gaar ah nawaaxiga Garoonka Aden Cabdulle.
HOOS KA AKHRISOQ WAREEGTADA OO DHAMEYSTIRAN