Home Afsomali Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha Maxamed Cabdi Xayir Mareeye oo |Xakiiskiisa Magaalada Muqidsho...

Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha Maxamed Cabdi Xayir Mareeye oo |Xakiiskiisa Magaalada Muqidsho ku qaabilay Madax ka socotay Bangiga Aduunka ( DAAWO SAWIRADA )

Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha ayaa Xafiiskiisa kula kulmay Wafti heer sare ah oo ka socda Bangiga Aduunka oo ay ka wada hadleen horumarinta Xiriirka labada dhinac iyo kordhinta tageeradda Bangiga Aduunku siiyo hay’adda Dawladda gaar ahaan Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha.

Wafdigaan oo ka socda Bank-ga Adduunka ayaa waxa ay ka wada hadleen horumarka iyo Xiriirka labada dhinac.

Sidoo kale waxaa la iskula soo qaaday Kulankaasi kordhinta taageerada Bank-ga Adduunku siiyo  Hay’adaha dowladda  gaar ahaan Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha.

Tan iyo markii loo Magacaabay Wasiirka Wasaaradda Ganacshiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye waxaa si dar dar leh ku socday howlaha Wasaaradaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.