Home Afsomali “Wasiirka Wasaaradda Gadiidka oo Hambalyada Ciidul-fidriga La Wadaagtay Shscabka Somaliyeed

“Wasiirka Wasaaradda Gadiidka oo Hambalyada Ciidul-fidriga La Wadaagtay Shscabka Somaliyeed

“Wasiirka Wasaaradda Gadiidka oo Hambalyada Ciidul-fidriga La Wadaagtay Shscabka Somaliyeed.

“Muqdisho:21:Apriil:2023: Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumada FederalKa Somaaliya Xildhibaan Fardawso Cismaan Cigaal ayaa Hambalyo ku aadan Munaasabada ciidul fidriga udirtay Guud Ahaan Umadda Muslimiinta Ah Gaar Ahaan Shacabka Somaliyeed.

“Waxayna si gaara u xustay Shaqaala Waynaha Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada oo ay si gaara ugu hambalyeeysay Munaasabada Ciidul-fidriga Fadligeeda waxayna Tiri Farxad kula ciida qoysaskiina iyo caruurtiina.

“Wasiir Fardawsa ayaa sido kale tiri Waxaan ku boorrinayaa Dhammaan dadka Soomaaliyeed in ay sii joogteeyaan khayrka wanaagsan ee aynu mudnaanta siineynay muddadii Bishii Ramadaan,

“Ugu dambayntiina, waxay Eebbe Weyne ka bariday inuu ciiddan ciiddeeda kale inagu gaarsiiyo Caafimaad qab, amni iyo barwaaqo. Farxad iyo nabad aan ku wada ciidno dhammaantiin aywey tiri Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumada Federal Soomaliya Xildhibaan Fardawso Cisman Cigaal.

Ciid Mubaarak عبيد مبارك كل عام وانت بخير

DHAMAAD-

Wixii Faah-faahin ah kala xiriir
Mohamed Abdi Osman Faradheere MadaxaXafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.