Home Afsomali Weerar lagu qaaday Guri kuyaalla Muqdisho iyo dagaal ka socda

Weerar lagu qaaday Guri kuyaalla Muqdisho iyo dagaal ka socda

ag la sheegay inay katirsan yihiin ayaa weerar  ku billaawday qarax waxaa ay ku qaadeen Guri kuyaalla degmada Cabdul Casiis ee gobolka Banaadir, kaas oo la sheegay in uu degan yahay Janeraal Garabeey oo katirsan Ciidamada Millateriga Soomaaliya.

Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Guriga la weeraray ay ka dhex dagaalamayaan rag katirsan Al-Shabaab oo gudaha u galay, waxaana goobjoogayaal ay sheegayaan in la maqlayo rasaas xoogan.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Guriga la weeraray ay ku sugnaayeen rag katirsan Ciidamada Macawiisleyda oo kusoo dhaawacmay dagaallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda Gobolka Hiiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.