Home Afsomali WIXII KA SOO BAXAY KULANADII . KA DHACAY VILA. SOOMAALIYA

WIXII KA SOO BAXAY KULANADII . KA DHACAY VILA. SOOMAALIYA

KULANADII . KA DHACAY VILA. SOOMAALIYA. Magacaabida Gudomiyaha Gobalka Banadir. Oo mardhow. Lafilan karo. Wararka ka imaanaa Madaxtooyada Somalia. Waxaa la sheegayaa. Shir ay iskugu yimaadeen. Madaxweyne mahamed Cabdullahi farmaajo &R/W/Hassan Ali Kheyrre. ay aad ugu. Doodeen in baahi badan looqabo in is badal deg deg ah Lagu sameeyo Gobalka Banadir. Sababtoo ah waxaa aad u soo badatay cabasho baahsan Oo isdaba joog ah. Kana timid Shacabka &siyasiyinta Ayada oo lasoo sheegaayo. Nabad gelyo la,aan. Badan oo ka jirto Gobalka Banadir. Waxaa aad u soo badatay dil joogta ah. Tuugo. U soo dhaceysa guryaha saqda dhexe ayadoo ay habeenkii & malintii Ay bilabatay in isbaaro leyska dhiganaayo mobile,lacagta, &waxkasta oy isha qabaneyso ay joogto ka noqotay xafado badan. Oo ka tirsan Gobalka Banadir madaxda qaranka waxay aad isula jeex jeexeen. Dhibta soo badatay Ee haysto shacabkooda & weliba mas uliyad darada ka jirto mamulka Gobalka Banadir. Oo aan malina. Waxba ka qaban oo aan hadana u socon wax xanuun ahna eysan ku haayn Waxay qireen Oo ay hoosta ka xariiqeen walwalna ka muujiyen in Shacabka ay masuu liyada u hayeen una dhaarteen in dhibtaas haysato waxayna dul istaageen in xal degdeg ah loo bahanyahay. Ayagoo isla gartay. in Gobolka Banadir. Shacabka degan ubaahanyahay waxqad muuqdo. Loona magacaabo madax is badal abni &mid maamul wanaag keento isla markaasna gacan bir ah ku qabato. Abni xumada &tuug nacaska dhibka ka geysanaayo xafadaha isla markaasna soo celiya kal soonida Shacabka kana hortaga aburis. iska horkeen dowlada &shacabka Gobalka Banadir ayaga Oo wax iska weydiyey shaqsi ay siyasin badan & waxgarad Saaxiiba dhaw la ah ay kula taliyeen in ay Gobalka Banadir u dhiiban aad na u soo dhaweeyeen taladaas iskuna raaceen in aay ka dhabeeyaan taladaas shaqsigaas Oo mu hiim u ah xaalada hada taagan &abni xumada jirto &weliba mucaradka dhamaan caqabadaha tagan waxaa kaloo madaxda Qaranka. Aad ugu hadleen Mucaradada siyasadeed Ee ay wadaan siyasiyiinta &madaxdii hore Ee dalka soo martay sida looga hortagi lahaay ama loo kala furfuri karo &sida laga yeelaayo mamul gobaleedyada weli aan aqbalin in khilaafka wadahadal lagu dhameeyo Madaxda waxaay isla garteen in si degan Oo Miyir qabto Oo somali nimo ah gacan ajnabina aysan ku jirin in lagu soo dabaallo lagana dhowro in aay baahdo oo ay ka faa,ideeystaan cadaw dibadeed &siyaasin xanaaqsan Kulanka. Oo aad u dheeraa qaatayna waqti dheer. Waxuu ku soo gaba gaboobay is afgarad &jawi degan. Waxii. Ku soo kordho. Waxaan idinku soo gudbineynaa. Wararkeena danbe inshallah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.