Home Afsomali Xaafad katirsan Muqdisho oo la isku dagaalay canshuur laga qaado balka dameeraha...

Xaafad katirsan Muqdisho oo la isku dagaalay canshuur laga qaado balka dameeraha lagu keeno yaab anagaa aragnay

Waxaa goordhaw Suuqa Balka ee xaafada Juungal ee degmada Yaqshiid ka dhacay dagaal khasaare geestay oo u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan dowlada Soomaaliya .

Sida aan wararka ku helnay dagaalkan ayaa dhax maray ciidamada maamulka Yaqshiid iyo ciidamo kale oo booliis ah kuwaa isku qabsaday lacago canshuur ah oo laga qaado gaadiidka keena balka Suuqa degmada Juungal

Goobjoogayaal ayaa ku waramay in ciidamada is qab qabsi kadib ku dagaalameen gudaha Suuqa, waxaana dagaalkan la sheegay in ay ku dhinteen labo qof halka tiro kalana ku dhaawacmeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.