Home Afsomali Xagee la kala marayaa Dorashada dadban ee Baarlamaaniga ah ayaa shacabku warbaahnta

Xagee la kala marayaa Dorashada dadban ee Baarlamaaniga ah ayaa shacabku warbaahnta

Inkasta oo aan la sheegin mudanayasha soo xaadirtay tiradooda

Xarunta baarlamanka Soomaaliya waxaa ka socota tirinta codadka wareegga koowaad ee doorashada guddoomiye ku xigeenka koowaad ee aarlamanka.

Sida muquata illaa hadda waxaa aad isugu dhow xildhibaan Cabdi Weli Sheekh Ibraahim Muudeey iyo Faarax Cabdulqaadir, oo u muuqda inay ka horeeyaan xubnaha kale ee la tartamaya.

Waxay ilaa iminka kala marayaan: Muudey in ka badan 110 cod,

Faarax Cabdiqaadir 92 cod,

Khadiijo 26 cod.

Iyada oo taasi  jirto waxaa muuqata in Muudeey uu ka yaro horeeyey Faarax, inkasta oo codadka la tiriyey illaa hadda ay yihiin kuwo aad u yar, oo gadaal ay wax iska beddeli karaan.

17 saciid

7 khaalid

4 jeylaani Nuur

Si kastaba haddii labadooda aad isugu howaadaan waxaa qasab noqon doonta in wareeg labaad la galo.

Dad badan ayaa qaba in doorashadan ay saadaal ka bixin doonto cidda noqon doonta madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

hada waxaa socoto tirinta ku xigeenada 2aad wixii ka soo baxa waan idin soo gudbin doonaa.

sadaxda magac ee ugu cododka badan ayaa wareega labaad u gudbay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.