Home Afsomali Xarunta daarul towba oo qorsheynaysa in ay Gurmad gaarsiiso Afgooye

Xarunta daarul towba oo qorsheynaysa in ay Gurmad gaarsiiso Afgooye

Sheekha Daarul Towba ayaa sheegay in ay dhawaan gurmad gaarsiin doonaan shacabka Degmada afgooye ee  mu barakacay biyaha wabiga iyo roobkabka….FF..Maxamed Axmed Xasan Yuulka.

Sheekh Cabdilaahi Cumar Cabdi Dawle maamulaha guud ee xarunta Cilaajka Daarul  Towba ahna aas-aasaha hay”adda Kheyriga ee Dawle foundation ayaa maanta shir jaraaid uu xafiiskiisa ku qabtay,

Kaga hadlay xaaladda murugsan ee Degmada afgooye, isagoona sheegay kaalinta kaga aadan hay”adiisa,

Ka qaafan xoonoto maalmaha nagu soo food leh, ayna halkaasi soo indha-indheyn soontaan,

 

Sidoo kale maamulaha ayaa baaq  u diray cilaajyo, uu ku sheegay in ay isku baheysteen  bur-burinta Daarul Towba, balse xoogooda iyo hantidoodaba waxba looga qaadi karin,

 

Yuulka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.