Home Afsomali Xidhibaan Cabdiraxmaan Xaaji Adan Prof. Ibbi oo sheegay in uu yahay Muwadinkii...

Xidhibaan Cabdiraxmaan Xaaji Adan Prof. Ibbi oo sheegay in uu yahay Muwadinkii gaarigiisa qaraxa loogu xiri rabay ay bolice ku qabteen

Muwaadinka maanta qaraxa gaariga loogu xirirabay waa;- Prof, Xil. Cabdiraxmaan Xaaji Adan Prof. Ibbi, oo ahaa Ra’isulwasaare kuxigeenkii hore ee xukuumqdii kumeel gaarka ahayd, hadana ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Golaha Shacabka ee JFS.
Hadana, amnigiisa waa la adkeeyay.

Asxaabta iyo walaalaha sharafta leh ee walwalka ka muujiyey qoraalkaa sare ku qoran waan idiin mahadcelinayaa dhamaantiin. Allah swt ayey mahadoo dhan u sugnaatay. Aniga iyo ciidankeygaba waa bad qabnaa wax dhib ahna Allah swt nama tusin. Waxaan sidoo kale aan u mahadcelinayaa BACDALLAAH, Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo uu ugu horeeyo taliyahooda Taliye Xijaar iyo Saraakiishii howsha gashay oo dhamaantood saacad saacd iila soo hadlaayey inta ay Falgalka ku jireen ( Operation) ka gaar ahaan Taliye Xijaar. Guuleysta Allah swt ha garab galo Ciidankeena

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.