1.shir dhawan ka dhacay magalada muqdisho
Shirkaas oo ku magacabnaa shir beeleed beeshas oo kamida beeelaha soomaliyeed
Shirkas oo aan u arkay in uu ka baxay xududii iyo dhaqankii beelaha soomaliyed in uu kabaxayna waxan ku sababynayaa beel haday shirayso waxay ka shirtaa danah dhexdeeda ku kala daadsan ama dano ay leedahay oo kaga maqan beelaha kale ay walalah yaihiin
Dadka shirka qabtay oo ku hadlyay magaca beel waynta hawiye iyaga oo fara galiyey beesha #direed dana ay leedahay oo iyada u gaara arinka oo salka ku haya gudiga doorshooyinka iyo khilafka siyaaasaded ee manta taagan beel waynta #direed danaha ay la leedahy umada soomaliyed ama ay iyadu si gaara uleedahy hore uma dhicin hadana ma dhacayso in danaheeda gaar ahaaneed ay beelkale ka taliso aniga oo aan dusha kawada saarayn hadalka kafka ah walahyga hawiye
Waxan u aragnaa xadgudib kaf ah oo waliba soo noqnoqday kafkaas oo ah talada xubnaha barlamanka ka soo jeeda ama kumatala soomaliland shaqsi aanu anagu doonayno haloodhiibo hadaanu nahay dadka shirkan ka hadlaya gafak naloo gaysatay waxan uga fadhinaa walalahayaga hawiye
Qodaobka labaaad
Siyaasiyiinta kasoo jeeda soomaliland am dir waqoyi waxay uqaybsameen todoba xubnood oo kasoo horjeeda gudiga doorashada iyo hab usami socodka doorashada iyo intakale oo ku qanacasan 50 konton xubnood oo ah labada gole ee barlamaan oo ay ku raacsan yihiin #rw ku xigeenka golaha wasirada odayaasha dhaqanka ganacsatada aqoon yahanka iyo dhamaan shacabka ay matalaan ee kasoo jeeda soomalilnad dir waqooyi
Markaas beesha caalamka dawlada soomaliyeed oo uu ugu horeeyo madaxaweynah #jfs mud.maxamed cabdulahi farmaajo #rw #xfs mud.mxamed xuseen rooble
Iyo bahda garsorka ee ugu horeeyo gudomiya maxkamada sare mud.baashe
Dhamantood waxan ka codsanayaa in mushtamaca aan kor kuso xusay aan loo xanibin todobada shiqsi ee ka gaarka dadka
Qodabka 3aaad
Xubnaha 57 ah ee dir waqooyi waxa usamaysan
1.gudiga doorashada heer federal
2.gudiga dorashada heer gobol
3.gudiga qilaafadka heer federal
Habraacii ay ansixiyeen labada gole ee doorashada kuma jirto gudi gaara oo aan ahayn sedexdaa qaybood in loo sameeyo xilibaanada kasoo jeeda soomaliland
Hadabaa cidii abuurta ama cidii isku daydah wa cid aan u ahysan sharci iyo maanday waayo tastuurka kumeelgadhka iyo sharciga doorashada mahirto meel ay kaga jirto gudi gara oo aan hayn ta doorshada
By.xil Axmed Maxamed Jaamac {ciro}
Alla mahadle