Home Afsomali Xildhibaan Xasan Macalin Siyaasi Qunyar Socod ah wax badana Bulshada u Qabtay

Xildhibaan Xasan Macalin Siyaasi Qunyar Socod ah wax badana Bulshada u Qabtay

Xildhibaan Xasan Macalin waa Siyaasi Qun yar Socod ah Bulshada u Qabtay wax badan Xiligoow Joogay Madaxtooyada Dalka Soomaliya iyo Xiligaan uu yahay Xildhibaanka

Waxaa kale Xildhibaanka lagu Amaanay in Dad Badan oo kaalmo u baahnaa uu Caawiyey kuwaa oo Qaarkood xaalada Dooda Caafinaad aad ugu Liidatay isagoona u soo saaray Fiisaha Dalka Turkiga halkaana Xaaladooda Caafimaad lagula soo Tacaalay

Xildhibaanka waa nin ka Xishooda Siyaasiyiinta kale waxa ay ku dhaqmaan waana asiyaasiga kaliya isagoo ka fikir Duwan Dowlada Federaalka uu Gar wadeenka ka yahay Madaxweyne Farmaajo walina lagama haayo isagoo wax ka sheegayo oo saxaafada u Marsiinaayo

Xasan Macalin maaha nin Qabiilista ah waana isugu mid Qofka Soomaliga ah waxuuna inta badan Caawiyaa Dadka Soomaliyeed

Arinta i soo jiidatay ayaa ah ka dib markii lagu war galiyo wiil dhalinyaro ah oo ka Tirsanaa Shacabka Degan Buula Xuubay kana soo jeeday Beelaha la Heeb sooco Lugta oo Xabad uga dhacday kana Fash fashtay lagu war galiyey Xildhibaanka in uu Caawiyo Wiilkaa Dhalinyarada ah sidaana uu ku caawiyey Safaarada Turkigana uga soo Qaaday Fiisaha Dalkaas lacagna siiyey sidaana Wiilkii Dhalinyarada ahaa ku Bad baaday Lugtiisii

Xildhibaan Xasan Macalin waa Siyaasi Mustaqabal Siyaasadeed leh oo rajo ka qabo Dalka in uu Bad baadiyo wax badana ka qabto hadoow ku guuleysto Hogaanka Dalka Soomaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.