XOG. KU SOO. KORARTAY. ISBADALKII. GOBOLKA BANADIR. Kadib markow soo gabagabeeyey. Madaxweyne farmaajo. Tala aruurintii. isbadalka. Gobalka una diyaargaroobay. Safarkii ow ku adayey Asia. Ayuu iskuugu yeray. Kheyre & fahad waxuu na u sheegay intuusan bixin in ow magacaabayo. Ganacsade. Ali sheikh Maxamud. Kadib. Maxaa. Dhacay. Doodbadan. Kadib fahad ayaa soo jeediyey Danta fog Ee siyasadeed & xaladaha ku xeeran Diyaar garowga aan ugu jirno mustaqbalka soo socda xaladaha aa soo marnay Ee adag danaha isku xeran Ee aan kaleenahay gobolka Banadir. &xili dorashada. Soo socdo ya damanad qaadaayo in Ali sheikh. Ow nagala shaqeynaayo. Maxaa yelay gobolka Banadir waa tirarka ay ku tagantahay dowlada Ama nabad &nolol. Waa qabaa ama waa amin sanahay Ali sheikh in ow wax badan kabadalaayo gobolka sida hada owyahay. Mida Abniga,mida horimarineed,mid Bulsho,&tageero deegan Ali waa nin weyn. Oo fahmaayo aragti badan waxa yaala mesha ma ,ahan nin dhalinyaro ah. Oo aan wax badan ka bali karno ama sida aan rabno ku qancin karno mana aha nin baahi badan uqabo kursi ama xasanad. Aniga waxaan ku tali lahaa in aan magacowno dhalinyaro aan adeeg sankarno dadkana eysan Aqoon angana aan adeejin karno jecelna kursiga. Laakiin maqabo nin fahmaayo baahida taagan Ee gobolka Ee aan fahmeyn aragtideena. in loo dhiibo Gobolka. Farmajo. Ayaa yiri aniga waxaan qabaa in haddi Ali sheikh loodhibo Gobolka sida dad badan ay igula taliyen in aan ka heleyno. Sumcad&Tageero siyasadeed wax badana ka qabankaro Gobolka Maxaa yelay dadka u dhuun duleelo gobolka malagu qancinkaro xiligaan in aan Gobolka wax laga qaban dhalinyaro waxey qabaan xasaasiyad in dhaqaalo kaliya laga gurto Oo wax loo qaban waana mesha aan u dhimaneyno ama mesha ay siyaasinta. Ceebtena jecel naga soo gali karaan. Marka sida tallo leygu sii yey ama ay Ku taliyeen siyasin badan &dadka dhaqan ka ali sheikh waa nin ku xeran bulshada somaliyed &siyasinta belaha daga Gobolka wana ninkii aan waxbadan ku xalin laheen. Hada ba Waxaa muqato Ali sheikh in larabo lagana baqaayo cid lagula xeertana ama heshiis lagula galo ama lagu abaal sheegto in aan laba haaynin waana wax dhici karo kheyre aad ayuu ugu gaabsaday diidmo & yeelid midna kama geysan Meshas markey joogto farmaajo ayaa waxuu ku taliyey bal in aay ka fakaraan waqtina qaatan asna owsafarkiisii aado. ilawareedka aan heleyno. Waxaa loo balamay safar ka madaxweynaha kadib. Waxii ku soo kordho wararkeena danbe ayaan idinku soo gudbin doonaa