Home Afsomali Xogta rasmiga ah ee is afgaradka Madaxda D.G. ??

Xogta rasmiga ah ee is afgaradka Madaxda D.G. ??

Ugu danbayn waa la heshiiyay,waxaana la shaacinayaa maal8nka Talaadada ah siday ubadan tahay.

Doorashada:

1. Shirka Madaxda DG oo guuleysta
2. RW Rooble oo ku soo biira Shirka
3. Murashaxiinta oo u daaya hogaanka Doorashada in ay wada maamulaan RW Rooble iyo Madaxda DG

Farsamada:

1. Maamulka Doorashada JL oo loo daayo DG Jubbaland

2. Xubnaha Guddiyada ee la magacaabay oo lagu soo beddelo xubno karaamo iyo ixtiraam ku leh bulshada

3. Maamulka iyo Maareynta Doorashda SL oo loo daayo Mudane Abdi Hashi (most senior politician from SL) iyo siyaasiyiinta SL si wadajira ah oo heshiis lagu yahay

4. Madaxda DG oo saxiixa in ay doorashada u maamulayaan si hufan oo cadaalad ah

5. Beesha Caalamka oo goob joog iyo damaanad ka ahaata fulinta heshiiska. Taageero dhaqaale iyo Farsama u fidisa Guddiga Maamulka Doorashada ee cusub

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.