Faah faahin Qof isku soo xeray waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay maqaayad ku taal degmada wadajir gaar ahaan inta u dhaxeeysa jekboyntiga xalane iyo xerada janaraal goordan meel dhowr talaabo un u jirta halkii uu ka dhacay qaraxii lala beegsaday askartii tababarka loo qorayay ee bilooyin ka hor dhacay
Maqaayada waxaa ku qayilayay askar
In ka babdan 10 qof ayaa ku geeryootay tiro kale way ku dhaawac meen