Home Afsomali Xujaayda waajibaadkooda gudana ayaa sacuudiga ku tagay Diyaarado doomo iyo kuwa...

Xujaayda waajibaadkooda gudana ayaa sacuudiga ku tagay Diyaarado doomo iyo kuwa kale oo ku galay gaadiidka dhulka

Madaxda sare eel eh Dhaxaltooyada wadanka  Sacuudiga ayaa shaacisay tirada xujayda sanadkan gudanaysa waajibaadka Xajka ee ka yimid dalalka caalamka.

Wakaalada wararka ee Sacuudiga waxay sheegtay in tirada xujayda Sacuudiga soo gaadhay 06/09/2016 ay dhan tahay 1,310,408.Xujayda Sacuudiga ku soo gashay diyaaradaha ayaa tiradooda lagu sheegay 1,233,029 iyadoo 64,656 ay dhanka dhulka ku yimaadeen halka 12,723 xujayna ay maraakiin ama doomo kuyimaadeen.

 

Tan iyo markii boqortooyadu soo rogtay in lagu kaltamo gudashada Xajka ayaa waxaa yaraatay tirada guud ee sanad kasta waajibaadka Xajka soo gudata.

3 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.