Home Afsomali Xukuumadda Soomaaliya oo shaacisay Xilliga la qaadayo Imtixaanka shahaadiga Dugsayada sare ee...

Xukuumadda Soomaaliya oo shaacisay Xilliga la qaadayo Imtixaanka shahaadiga Dugsayada sare ee dalka

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda ayaa shaacisay xiliga la qaadayo Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaraddda Waxbarshada ayaa lagu sheegay in Imtixaanka fasalka 12-aad ee Dugsiyada sare in la qaadi doono 27-ka bishaan May ee sanadkan 2023-ka.

“Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare wax ay shaacineysaa in la qaadi doono Imtixaanka Qaranka ee Dugsiyada Sare ee Dalka 27-ka May 2023 Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay |Wasaarada Waxbarshada .

Wasaaradda ayaa Fartay dhamaan Ardayda, Waalidiinta, Macallimiinta iyo maamulayaasha Iskuuladda iney u diyaar garoobaan ka harsan qaadista Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyad Sare.

Wasaarada Waxbarshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa sanad kasta qaada mtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada sare ee  dalka .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.