Home Afsomali Xuseen Qaasim Iidow oo ka mid Noqday Xildhibaanada Baarlamaanka ee cadaado lagu...

Xuseen Qaasim Iidow oo ka mid Noqday Xildhibaanada Baarlamaanka ee cadaado lagu doorty

 

 

doorashada-cadaado-11

Waxaa goordhaw magaalada Cadaado ee xarnta KMG ee maamulka Galmudug ka bilaabatay Dooarshada Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Feeraalka Soomaaliya.

Doorashadii ugu horeesay oo ka dhacday Madaxtooyada Galmudug saakay ayaa waxaa ku guuleestay Xuseen Qaasim Yuusuf (Iidow) kadib markii uu tanaasulay Musharaxii la tartamayay ee Shire Macalin Gaab.

Guddiga Doorashooyinka Heer maamul goboleed ayaa shaaciyay in Xuseen Iidow uu ku guuleestay in uu kamid noqdo Aqalka hoose ee Baarlamaanka, waxaana cod gacan tag ah gu codeeyay ergadii wax dooraneysay.

Waxaa sidoo kale goordhaw la filataa in magaalada Cadaado lagu doorto Xildhibanao kale oo kamid noqonaya Aqalka Hoose, waxaana dooarshadan xigi doona Mid ay ku tartamayana ildhibaan Mustaf Dhuxulow iyo Cabdiweli Nuur Faarax.

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.